Marka laga hadlayo Soomaaliya garsoorka dalkeenna waxaa lagu eedeeya in ay ka jirto hufnaan la'aan baahsan, midaas oo sababta marar badan in muwaadiniita soomaaliyeed ay ku dhiirran waayan in ay xaqooda u doontaan maxkamadaha dalka. Waxyaabaha hufnaan la'aanta garsoorka keenaa ayaa in badan dadka mufakiriinta ah ku macneeyaan in ay soo hoos geleyso mid ka mid ah arrimahan:
1. Aqoon-yarida Xirfadleyda…